DSRSG Serour marks International Human Rights Day in Garowe

10 Dec 2013

DSRSG Serour marks International Human Rights Day in Garowe

Garowe, 10 December 2013 – Deputy Special Representative for the UN Secretary-General for Somalia (DSRSG) Fatiha Serour today officiated at celebrations in Garowe, capital of the Federal State of Puntland, to mark International Human Rights Day and the end of the 16 Days of Activism Against Gender Violence.

Events on the day included a football match between the internally displaced and host communities, theatrical productions and a public discussion on human rights in Puntland between government officials, NGOs, civil society and the media.

Speaking at the event, DSRSG Serour reminded participants of the origins of International Human Rights Day, which came into existence to bring attention to the 1948 Universal Declaration of Human Rights as the common standard of achievement for all peoples and all nations. She noted that although there has been progress over the years in developing conventions and instruments to protect human rights, there is much work to be done on the ground.

“We cannot sit back and wait, we must step forward and fight human rights abuses,” she said.

Meeting Asha Mohammud Ahmed, Deputy Minister for Women, Family and Social Affairs, and women’s groups, DSRSG Serour said she was impressed with the vibrant women’s movement in Puntland, but noted that major challenges remained, not least of which is the poor representation of women in the ongoing political process to select a parliament and president.

“We welcome the opportunity to work with UNSOM to advance women’s rights in Puntland, and recognize that to achieve this, we need to have one vision and one goal,” said Minister Mohammud.

While in Garowe, Ms Serour also met with Vice President Abdisamad Ali Shire, and reiterated UNSOM’s support for a free, fair and inclusive electoral process.

****************************
Kuxigeenka Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramadda Middobay u Qaabilsan Soomaaliya oo ka qaybgashay xaflad lagu qabtay Garoowe Maalinta Xuquuqul Insaanka Addunka

Garoowe: 10 Dishember: Kuxigeenka Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramadda Middobay u Qaabilsan Soomaaliya (KEGXGQM), Fatiha Seour ayaa maanta ka qaybgashay xaflad lagu qabtay Garoowe, caasimadda Dowladd Goboleedka Buntland, Maalinta Xuquuqul Insaanka Addunka. Waxay aheed xaflad loogu dabaaldagayay Xuquuqul- Insaanka Caalamka, sodoo kalena waxaa lagu soo afjaraayay 16 maalmood oo la waday buraarujin looga soo horjeedo Xad-gudubyadda lagu sameeyo Haweenka.

Waxyaabaha dadka ay dabaaldeg ahaan u sameeyeen waxaa ka mid ah: ciyaarta kubadda cagta oo dhexmartay koox ka tirsan barakacyaasha dalka gudihiisa jooga iyo koox kale oo ka socotay dadwaynaha degan Garoowe, Riwaayaddo, iyo dood furan oo ay dadwaynaha ka yeesheen Arrimaha Bani- aadinimadda ee ka jira Buntland, sidoo kale waxay dood arrimaha Baniiadinimadda dhexmartay saraakiil ka socotay Dowladda, NGOyadda, Bulshadda Rayidka ah, iyo Bahdda Warbaahinta.

Ayada oo ka hadlaysay Munaasabaddan, KEGXGQM, Fatiha Seour, waxay dadka xasuusisay meesha ay ka timid fikradda ku saabsan Xuquuqul Insaanak Caalamigga ah, fikradan oo taaba gashay Sanaddii 1948- waana marki uu soo baxay Bayaankii Caalamigga ahaa ee Xuquuqul Insaanka- kaas oo noqday Guul ay wadda gaareen dhamaan Dadyowgga Addunka. Sidoo kalena, waxa uu noqday Bayaanka hab la raaco oo loo adeegsado dhowritaanaka Xuquuqul Insaanak. Welinna waxa jira howlo badan oo la doonayo in laqabto.

“Meel iskama fadhin karno oo keliya, waa in aan u soo joogsanaa sidii aan ula dagaalami laheen ku xad-gudubka Xuquuqul Insaanaka.” ayay tiri.

Ayada oo la kulmaysay Asha Maxamud Axmed, oo ak Ku-xigeenka Wasiirka Haweenka, Qayska, iyo Arrimaha Bulshadda, iyo Ururadda Haweenka (ee kajir Buntland), ayey KEGXGQM Serour sheegtay in ay aad u jeclaysatay dhaqdhaqaaqa xoogga leh ee ay Ururadda Haweenka ka wadaan Buntland. Sidoo kalena, waxay sheegtay in ay jiraan caqabaddo aad u wayn, sida haweenka oo hadda wakiilo aad u yer ku leh dhaqdhaqaaqa siyaasadeed ee hadda socdda kaas oo lagu soo xulayo Baarlamaan kadibna la dooranayo Maddax-wayne.

“Waxaan soo dhowaynaynaa in aan la shaqayno UNSOM si aan u Horumarino Xuquuqdda Haweenka Buntland. Si aan u gaarno arrintana, waxaan u baahannahay in aan yeelano Aragti iyo Hadaf midaysan”, ayuu yiri Waziir Maxamuud.

Intii ay Garoowe joogtay, Madame Serour waxa kale oo ay la kulantay Maddax-wayne kuxigeenka Buntland, Cabdisamed Cali Shire, waxayna ku soo celisay sida loogu baahanyahay in ay dhacdo doorasho, Xur iyo Xaqba ah, iyo Geedi socod loo wadda dhanyahay.