Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Diyaarad xamuul ah oo Qaramada Midoobay qandaraas kula jirta ayaa maanta iyadoo degaysa ku soo dhacday garoonka diyaaradaha ee Ceel-Barde ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
New York – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii shalay ka dhacay nawaaxiga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaasoo sababay dhimashada xubin ka tirsan ciidamada Yugaandha, ee ilaaliya xarunta Qaramada Midoobay.
Muqbisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerar hoobiye ah oo Khamiistii lagu dilay xubin ka tirsan Ilaalada Qaramada Midoobay.
Moqdisho – Qaramada Midoobay waxay xaqiijinaysaa inuu jiro shil diyaaradeed oo ay ku lug lahayd diyaarad Helicopter ah oo ay Qaramada Midoobay qandaraas kula jirto oo ka dhacay Galmudug, Soomaaliya. Diyaaradda helicopter-ka ayaa wadday duullimaad samata bixin caafimaad.
New York – Xoghayaha Guud ayaa maanta la hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu isagu codsaday.
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay soo dhoweynayaan gabagabada doorashada madaxtinimada Puntland ee 8da Janaayo 2024. Waxaan ku bogaadinaynaa shacabka Dowlad Goboleedka Federaalka Puntland sida nabadda ah ee ay hanaanka u qabteen.
Muqdisho – Sanadihii yaraa ee la soo dhaafey, ka dib tobanaan sano oo ay jireen colaado iyo dagaallo sokeeye oo dareenka dadka ku jeediyey meelo kale, ayaa qaybta farshaxanka ee Soomaaliya ay iyada oo aan dadka u muuqan ay horumar hoostaa ka sameyneysey.
Muqdisho – Iyadoo la xusayo maalinta xuquuqul insaanka iyo sanadguurada 75-aad ee Baaqa Caalamiga ee Xuquuqul Insaanka , Qaramada Midoobay ayaa maanta dib u xaqiijiisay taageerada hagar la'aanta ah ee ay siiso Soomaaliya si loo xaqiijiyo ku Bayaanka .
Muqdisho – Iyadoo la xusayo Maalinta Caalamiga ah ee la Dagaalanka Musuq-maasuqa, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya maanta ku baaqday in dadaal dheeri ah lagu bixiyo ka hortagga iyo la dagaallanka musuq maasuqa, waxaana ay muujisay doorka gaarka ah ee haweenka iyo dh