Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay ansaxinta Golaha Wasiirada uu soo magacaabay Ra’iisal Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed, oo uu maanta cod aqlabiyad ah ku ansaxiyay Baarlamaanka Federa