Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Copenhagen - Mudane Madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliyeed,Mudane Helle Thorning-Schmidt, Ra’iisul Wasaaraha Denmark,Marwooyin iyo Mudanayaal,
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) Nicholas Kay ayaa la kulmay madaxda Soomaaliyeed 16-ka November 2014.
Mudane Madaxweyne, oo ah La-Guddoomiyaha, Mudane Ra’iisal Wasaare, Mudaneyaasha Wasiirada, Mudaneyaasha Xildhibaanada Baarlamaanka, wakiillada sharafta leh ee ka socda Puntland, Maamulka Jubba ee Ku-Meelgaarka ah, Maamulka Gobolka Banaadir, Galmudug iyo bulshada rayidka.
Baidoa – Kuxigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Uqaabilsan Soomaaliya, Fatiha Serour, ayaa booqasho rasmi ah ku tagtay magaaladda Baydhabo 9kii bishan November.
Kismayo – Ku-xigeenka Ergayga-Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (DSRSG), Fatiha Serour, ayaa soo dhowaysay Shirka dib-uheshiisiinta ee ka bilowday Kismayo, maadaama uu shirka yahay talaabo loo qaaday dhinaca wanaagan laguna adkaynayo nabadda
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa mar kale ku baaqay doorasho dhacda waqtigii loogu talagalay iyo geeddi-socod siyaasadeed ee lagama maarmaan ay tahay in lagu gaaro baarlamaan cusub oo ay Puntland