EG ah ee QM oo hambalyo u diray Dadka Soomaaliyeed munaasabada 55 Guurada Madaxbanaanidooda

4 Jul 2015

EG ah ee QM oo hambalyo u diray Dadka Soomaaliyeed munaasabada 55 Guurada Madaxbanaanidooda

Muqdisho – Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa hambalyo u diray dadka Soomaaliyeed iyo Dowladooduba, taas oo ku beegan 55 Guurada Madaxbanaanidooda. Wuxuu ammanay dadaalka ay wadaan dadka Soomaaliyeed, kaas oo ay xalinayaan labaatameeyo sanno oo degenaansho la’aan ah, iyo horumarka hadda ka socda (dalka) kaas oo lagu soocelinayo nabadda, laguna dhisayo Qarannimadaba. [WARSAXAAFADEED]