Ergaygga Qaramadda Midoobay Kay oo ka hadlay dib udhigista doorashada dawladaha hoose ee Buntland

14 Jul 2013

Ergaygga Qaramadda Midoobay Kay oo ka hadlay dib udhigista doorashada dawladaha hoose ee Buntland

Muqdishu/Garowe, 14 Juulay 2013 – Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midowbay, Nicholas Kay, ayaa ku tilmaamay go’aanka manta la gaaray ee ku saabsan dib-udhigista doorashooyinka in uu yahay mid ay ku dheehantahay Ggeesinimo iyo caddaladdba” ka dib markii ay iska horimaadho ka dhaceen qeybo ka mid ah Buntland.