Ergeyga Gaarka Nicholas Kay oo ka hadlay eedeynta kufsi ka dhacay xerada AMISOM

18 Aug 2013

Ergeyga Gaarka Nicholas Kay oo ka hadlay eedeynta kufsi ka dhacay xerada AMISOM

Muqdisho, 18 Agoosto 2013 Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Nicholas Kay, ayaa walaac kulul ka muujiyay eedeymaha ku aaddan kufsi ka dhacay xero militeri ee ay leeyihiin ciidamada AMISOM. Wuxuu soo dhoweynayaa go’aaanka ay qaateen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ee ay ku sameyeeyeen guddi baara eedeymaha [WARSAXAAFADEED]