Ergeyga QM u qaabilsan Soomaaliya ayaa cambaareeyay dilka loo geystay haweeney xildhibaanad ahayd

24 Jul 2014

Ergeyga QM u qaabilsan Soomaaliya ayaa cambaareeyay dilka loo geystay haweeney xildhibaanad ahayd

Muqdisho – 23 July 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa cambaareeyay dilka loo geystay Saado Cali Warsame, oo ahayd haweeney xildhibaan ah oo ka tirsan Baarlamaan Federaalka Soomaaliya, wuxuuna caddeeyay inuu aad uga welwelsanyahay weerarrada joogtada ah ee lagu bartilmaameedsanayo xildhibaanada. []