Guddiga Wadajirka Qaramada Midoobay iyo AMISOM ee Xuquuqul Insaanka oo Kulmay

18 Feb 2014

Guddiga Wadajirka Qaramada Midoobay iyo AMISOM ee Xuquuqul Insaanka oo Kulmay

Muqdisho, 15 Febraayo 2014 – Kooxda shaqo ee wadajirka ah ee ka dhexeysa Qaramada Midoobay iyo AMISOM ee ku aaddan Siyaasadda Feejignaanta Dhabta ah ee Xuquuqul Insaanka (HRDDP) ayaa kulankeedii ugu horeeyay ku qabatay magaalada Muqdisho 15kii bishan Febraayo, iyadoo kaga wadahadashay siyaabo kala duwan oo lagu dhisayo hay’adaha qaranka Soomaaliya oo leh saldhig xuquuqul insaan oo xoog leh.