Muqdisho – Boqollaal wakiillo oo matalaya dhallinyarada daafaha Soomaaliya ayaa ku kulmay caasimadda si ay uga wada-hadlaan horumarka mustaqbalka ee dhallinyarada Soomaaliya, kuwaas tiro ahaan oo u dhigma seddax meelood labo meel dadka ku nool waddankan ku yaalla bariga Afrika.