Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Garowe – Booqashadii saddexaad oo ay si koox ahaan ah ku tageen Maamul Gobolleedyada, Wakiilada ka socda qaar ka mid ah saaxiibada ugu muhiimsan ayaa maanta carrabka ku adkeeyey baahida loo qabo in hoggaamiyeyaasha Soomaalida ay sii w
Galab wanaagsan,
“Heshiiskii ballaarnaa ee siyaasadeed” ee Sabtembar la gaaray ee soo afjaray ismari waagii labada sano ahaa ee halkan Soomaaliya waa qasab in la texgeliyo isla markaana la ballaariyo” waxaa Golaha Ammaanka sidaas ka sheegay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay maalinkii Isniinta aha
Muqdisho – Saaxiibbada beesha caalamka ee Soomaaliya (eeg liistada hoose) waxay si dhow ula socdeen dhisiddii golaha baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle, doorashadii madaxweynaha ee dhowa
Muqdisho – Kahor doorashooyinka Soomaaliya, muhiimadda doorka saxaafadda ee geeddi-socodka doorashooyinka soo socdaa waxa uu ahaa mid udub dhexeed ah iyadoo koox saxafiyiin ah ay isugu yimaadeen tababar muhiim ah, oo ay taageereyso Qaramada Midoobay oo ku saabsan xoojinta tabinta
New York – Munaasabadda sannadkan ee Maalinta Caalamiga ah ee Soo Afjaridda Ciqaab La’aanta Kuwa Geysta Dembiyada Ka Dhanka ah Saxafiyiinta, adduunku, oo ay warbaahintu ka mid tahay, wuxuu waja
UNICEF PHOTO ESSAY
Fahima Axmed Xasan oo 25 jir ah waa abaabule bulsho ah, taas xadkii loogu talagalay ka gudubta si ay u xaqiijiiso in waalidiinta dhalay carruurta ay da’dooda ka hooseyso shan sano si weyn loogu wargaliyo ol’olaha tallaalka dabeysha, diyaarna u ah in ay tallaasho carruurtooda.
Muqdisho – In kasta oo ay horumar sameysay sanadihii la soo dhaafay Soomaaliya, haddana weli waa ay ka fogtahay in ay noqoto meel u sahlan dhanka ganacsiga gaar ahaan haweenka.
Muqdisho – Iyadoo adduunku u dabaaldegayo sannad-guurada 20aad ee kasoo wareegtay Qaraarkii Golaha Amaanka ee tirsigiisu ahaa 1325, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay waxay maanta ugu hambalyeeyeen haweenka Soomaaliyeed guulaha ay gaareen, waxayna carrabka