Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Munaasabad maanta lagu qabtay caasimada Soomaaliya ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed waxaa ay ku baaqeen in la helo caasimad nabad ah oo firfircoon taasi oo u horseedi karta horumar dhaqaale.
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Itoobiya, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Britain ama Ingiriiska iyo Dowladda Maraykanka waxay garowsadeen magacaabista xubnaha u tartamaya Aqalka Sare oo 8dii iyo 9kii Oktoobar ay soo kala magacaabeen golayaasha
Majmaca Culumada Soomaaliyeed ayaa taageeray qoondada 30 boqolkiiba ee matalaadda haweenka ee baarlamaanka, iyagoo sheegay in aysan diinta Islaamka diidanayn ka qaybgalka haweenka ee siyaasadda.
Members of the Electoral Dispute Resolution Mechanism at a consultative meeting with the Federal Indirect Electoral Implementation Team on 7 October2016 in Mogadishu. UN Photo
Guddiga Federaalka ee Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) iyo xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa maanta yeeshay kulan wada-tashi ah si ay isugu waafaqaan mabaadi’da aasaasiga u ah hannaanka doorasho ee 2016.
Ergeyga Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) ee u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating iyo Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (SRCC) ee u qaabilsan Soomaaliya, Francisco Caetano Jose Madeira, waxaa ay booqasho hal maalin ah ku tageen magaalada Garo
Haweenka Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in la joojiyo siyaasadaynta qaanuunka jinsiga ee 30 boqolkiiba.
Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Michael Keating, ayaa soo dhaweeyay horumarka uu sameeyey Maamulka Koonfur Galbeed ee diyaar garowga hannaanka doorashada.
Cabdicaziiz Maxamed Cali
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa si kulul u cambaareeyay dillkii ay laba nin oo dablay ah oo aan la garaneyn shalay caasimadda Soomaaliya ugu geysteen wariyihii Idaacadda Radio Shabeelle, Cabdicaziiz Maxamed Cali.
Hoolka shirarka iyo xafiisyada ISWA oo ay maalgelisay UNDP, Baydhabo. QM Sawir
Dhismo cusub ee maamul oo ay isticmaalayso Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga caalamiga ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu daah furay magaalada Baydhabo.