Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey (Q.M) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa soo dhaweeyey aqbalaadda hoggaanka Jubbaland ee hannaanka doorashada 2016-ka ee ay soo jeedisey Dowladda Soomaaliya.
Xoghayaha Hoose Qaraamada Midoobay ee Arrimaha Siyaasadda, Jeffrey Feltman ayaa maanta booqday Soomaaliya, wuxuuna shir la yeeshay Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Fed
Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ee arrimaha siyaaadda, Jeffrey Feltman ayaa maanta booqasho ku yimid Soomaaliya, wuxuuna kulan la qaatay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Saaxibada caalamiga ee Soomaaliya waxay soo dhaweynayaan go’aanka ay qaadatay Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku saabsan nooca doorasho ee loogu talo galay in geeddi socodka doorashada lagu qabto dhamaadka sanadkan.
Addis Ababa – Michael Keating, Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud (WGXG) ee islamarkaana ah madaxa hawlgalka QM ee Soomaaliya (UNSOM), ayaa Golaha Ammaanka u xog-warramay.
Saaxiibada caalamka ee Soomaaliya waxay soo dhoweynayaan go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya (FGS) ay qaadatay ee ku aaddan hanaanka doorasho ee loogu talagalay geeddi socodka doorashada la qaban doono dh
Muqdisho – Tababar muddo 3 cisho ah soconaya oo lugu baranayo xiriirka warbaahinta ayaa xubno ka socda hay’adaha ammaanka Soomaaliya maanta uga furmay magaalada Muqdisho.
Kismaayo – Xarun cusub oo loogu talogalay in hubka looga dhigo, lugu dhaqanceliyo sidoo kalena lugu xannaaneeyo dagaallameyaasha horay ugu tirsanaa kooxda Al-Shabaab ayaa laga dhisayaa magaalada Kismaayo, si loogu xareeyo ka hor inta aan kuwooda waantooba bulshada lugu soo darin.