Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Galab wanaagsan.
Waxa aan jeclaan lahaa in aan ku billaabo mahad-celinta Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ‘Madoobe’ iyo kooxdiisaba soo dhoweynta diirran ee ay maanta noo fidiyeen.
Muqdisho - Saaxiibbada caalamiga ah ee Soomaaliya* waxay xusayaan in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ay sii wadaan dadaallada dhexdhexaadinta ah ee lagu xallinayo khilaafaadka lagu muujiyey isweydaarsigoodi war-bixinnada ee 16-
Muqdisho – Saaxiibbada caalamiga ah ee Soomaaliya* waxay xusayaan in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ay sii wadaan dadaallada dhexdhexaadinta ah ee lagu xallinayo khilaafaadka lagu muujiyey isweydaarsigoodi war-bixin
[Sidii loogu diyaariyey in looga jeediyo Golaha Ammaanka 28 Sebteembar 2021]
Marwo Madaxweyne,
Garoowe - Iyaga oo sii wada xiriirkooda joogtada ah ee ay la leeyihiin hoggaamiyeyaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah ee dalka ayey qaar ka tirsan wakiillada saaxiibbada caalamku booqdeen Puntland si ay ugala hadlaan ar
[Sidii loo jeediyey]
Soomaaliya—Wareeggii ugu dambeeyay ee la-tashiyada dadweynaha ee geeddi socodka dib u eegista dastuurka Soomaaliya ayaa la soo gebagebeeyay toddobaadkan, iyada oo xubno ka tirsan dadweynaha ay fikrado badan ka dhiibteen waxa loo baahanyahay in lagu daro dokomentiga ugu dambeeya s
Muqdisho– Iyada oo ku soo aadday Maalinta Nabadda ee Caalamiga ayaa koox arday Soomaaliyeed waxay maanta ka qalin jabiyeen dereja Master-ka oo ku saabsan mowduucyo xiriir khaas ah la leh dhismaha nabadda Soomaaliya- waxaana lagu dhiirri geliyey in ay waxbarashadooda la xiriiriya
New York – Xubnaha Golaha Amaanka ayaa warbixin ku saabsan xaaladda ka jirta Soomaaliya ka dhageystay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghaya Guud.