Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – James Swan ayaa maanta yimid Muqdisho is uu ula wareego waajibaadka xilkiisa isagoo ah Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Xafiiska Hawlagalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.
WAR-SAXAAFADEED 08/2019
Baidoa – Boqol iyo labaatan hore u ahaa dagaalamayaal Al-Shabaab ayaa maanta ka qallinjabiyey Xarunta Dhaqancelinta ee Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya kaddib markii ay dhammeysteen barnaamij dhaqancelin ah oo ballaarnaa.
Moqdisho - Waa subax uu cirku daruuro leeyahy magaalada muqdisho, Warsan saciid (ma ahan magaceeda saxda ah) oo ah 28 sano jir ayaa ayada oo aamusan galaysa Xarunta xaawo taako 1 ee aaga Zoobe ee Magaalada muqdisho.
Muqdisho – Sii-hayaha Madaxa Xafiiska Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ahna Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Raisedon Zenenga, ayaa maamuusay dhibanayaahaiyo kuwa kasoo kabanaya xadgudubka ji
Muqdisho - Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Garsooka, Xassan Xuseen Xaaji ayaa xaqiijiyey in dowladdiisa ay ka go’antahay xoojinta sharciyada ilaaliya carruurta intii ay socotay munaasabad lagu xusayey Maalinta Cunugga Africa oo lagu qabtay caasimadda Soomaaliya.
Kismaayo- Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (ASG) ee Afrika ee Waaxdaha Arimaha Siyaasadda, Nabadeynta iyo Howlgallada Nabadda, Bintou Keita ayaa maanta soo gabagabeysay socdaalkeedii shaqo ee ay shanta maalmood ku joogtay Soomaaliya iyadoo booqasho ku tagtay magaalad
Muqdisho – Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay bogaadin diiran oo ku aaddan munaasabadda Ciidul-Fitriga u diraysaa dhammaan dadka Soomaaliyeed.
Muqdisho – Sii-hayaha Madaxa Xafiiska Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ahna Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Raisedon Zenenga, ayaa sida ugu kulul ee suurtagal ah u cambaareeyay dilka loo geys
WAR-SAXAAFADEED 05/2019