Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Mudane Madaxweyne, Xubnaha Golaha,
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka (ee liiska hoos ku taxan) waxay soo dhoweynayaan in hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ay magaalada Dhuusamareeb soo gaareen 15kii bishan Agoosto, si ay u billaabaan kulankooda x
Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareynaysaa weerarkii argagaxiso ee lagu qaaday Hoteelka Elite ee magaalada Muqdisho maalintii Axadda, kaasoo sida la sheeegay ay ku dhinteen ugu yaraan 16 qof kuna dhaawacmeen dad kale oo badan.
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka (ee liiska hoos ku taxan)* waxay ku hanweynyihiin shirka ay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad-Goboleedyada Xubnaha k
Halkudhigga sanadkan ee Maalinta Caalamiga ah ee Dhalinyarada – “Hawlgelinta Dhalinyarada Si Loo Xaqiijiyo Waxqabad Caalami ah” –waxay bidhaaminaysaa hababka ay codadka iyo dhaqdhaqaaqyada dadka dhallinyarada ahi u samaynayaan isbedelka ayna aduunkeena ugu sii dhoweynayaan qiyamka iyo aragtida A
Deeqa Maxamuud Diiriye, waa hooyo mashquulkeedu badan yahay, soona bar baarisay afar caruur ah oo da’adoodu u dhaxayso 10 illaa 20 sano.
Muqdisho – Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay hambalyo diiran u dirayasaa dhamaan umadda Soomaaliyeed oo u dabbaaldegaya Ciidul Adxaa.
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya* ee beesha caalamka waxay muujinayaan walaacooda iyo rajada adag ee ay ka qabaan in arrimaha siyaasadeed ee dhowaan soo kordhay, oo ay ku jirto arrintii ka dhacday Baarlamaanka Federaalka, aanay wiiqi doonin dadaa