SRSG Nikolas Kay oo ka hadlaya Heshiiska Jubba ee lagu saxiixay Addis Ababa

28 Aug 2013

SRSG Nikolas Kay oo ka hadlaya Heshiiska Jubba ee lagu saxiixay Addis Ababa

Muqdishu/Addis Ababa, 28 Agoosto 2013 – Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qarammadda Middobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa maanta soo dhoweeye Heshiiska ay ku saxiixeen Addis Ababa,Wasiiru Dowhaha Madaxtooyadda, Mudane Farax Sheikh Cabdulqadir iyo Sheikh Axmed Maxamed Islan “ Madobe”, kuwaas oo ka wakiil ahaa Dowladda Federaalka Soomaaliyeed iyo Maamulka ku Meelgaarka ah ee Jubba. Ethiopia oo aheed Goddomiyaha Ururka IGAD ayaa saxiixday heshiiska- Damaanad-qaad- ahaan- guarantor. Heshiiska wuxuu salka u dhigayaa habka maamul iyo isxukun ee ka jiraya Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe, iyo Gedo mudada soo socota.