Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nikolas Kay oo ka hadlay weerarkii is qarxinta ahaa ee ka dhacay Muqdishuo maanta

7 Sep 2013

Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nikolas Kay oo ka hadlay weerarkii is qarxinta ahaa ee ka dhacay Muqdishuo maanta

Muqdisho – Ergaygga-Gaarka ah ee Xoghaya- Guud ee Qaramadda Middoby, Niklos Kay, ayaa cambaareeyay weerarka ismiidaaminta lahaa ee ka dhacay Muqdisho maanta gelinkii hore. Halkaas oo u dhoweed Tiyaaterka Qaranka. Sida la soo sheegay, qof isa- soo miidaamiyay iyo gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa lagu qarxiyay goob ay ka buuxeen dadka, halkaas oo ay ku taalo makhaayad caan ah oo ay dadka aad ujecelyihiin. Weerarkan waxa uu sababay khaasro far badan.