War-saxaafadeedka Ergeyga Gaarka ah ee QM ee shirarka dowlad-dhisidda ee ka socda Baydhabo

3 Mar 2014

War-saxaafadeedka Ergeyga Gaarka ah ee QM ee shirarka dowlad-dhisidda ee ka socda Baydhabo

Muqdisho – Ergaygga-Gaarka ah ee Xoghayah-Guud ee Qaramadda Middoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa si hoose ula socda arrimaha ka dhacaya Baydhabo aarimahaas oo ay ku jiraan natiijada maanta ka soo baxday Shirka Baydhabo. Sdoo kalena waxaan arkay jawaabta ka soo baxday Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee ku aadan shirkaas.