New York – Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista Catriona Laing oo u dhalatay dalka Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska inay noqotolo Ergeygiisa Gaarka ah ee cusub ee u…
New York – Xoghayaha-Guud wuxuu soo dhoweynayaa heshiiska madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah ay ka gaareen hirgelinta Hanaanka doorashada ee 17kii Sebtembar…
Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareynaysaa weerarkii argagaxiso ee lagu qaaday Hoteelka Elite ee magaalada Muqdisho maalintii Axadda, kaasoo sida la sheeegay ay ku dhinteen ugu yaraan 16 qof…
Muqdisho – Bahda Qaramada Midoobay ee ka hawlgasha Soomaaliya waxay dhamaan dadka Soomaaliyeed u direysaa hambalyo diiran oo ku aaddan munaasabadda Ciidda Soon-fur ee Ciidul-Fitriga. “Qaramada Midoobay waxay u rajaynaysaa…
Muqdisho – Saaxiibada caalamka ee Soomaaliya* waxay mar kale carrabka ku adkeynayaan muhiimadda ay leedahay in waqtiga loogu talo galay si hufan loogu diyaar garoobo doorashooyin heer federaal ah oo dhaca sanadka 2020/21…