UN-ka oo cambaareeyay dilka loo gaystay xubin Baarlamaanka ka tirsan iyo wariye

23 Apr 2014

UN-ka oo cambaareeyay dilka loo gaystay xubin Baarlamaanka ka tirsan iyo wariye

Muqdisho – 22 Abriil 2014 – Ergyagga Gaarka ah ee Qaramadda Middobay u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa cambaareeyay dilka loo gaystay Abdiasiss Issaq Mural oo ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed. Marxuum Isaaq waxaa saaka aroortii hore lagu dilay Muqdisho, waxaana dilay dablay haan haybtooda la agaranaynin. ]