Kismaayo – Horumarrada bini’aadannimo, amni, iyokuwa siyaasadeed oo ay ku jiraan dhismaha golayaasha degmooyinka ayaa ka mid ahaa waxyaabihii lagu soo qaaday wadahadalladii madaxda ugu sarreysa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya booqashadooda maanta Jubaland.