Jump to navigation
All UN missions
Wajiga 1-aad ee dhismaha Xarun cusub oo ay yeelanayaan Ciidanka Booliska iyo maxkamadda Muqdisho ayaa maanta caasimadda ka billowday.
Baydhabo, 14 Febraayo 2016 – Danjirayaal iyo wakiillo ka kala socda beesha caalamka – Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Midowga Yurub, Jabuuti, Itoobiya, Kenya iyo Uga
Shaqaalaha tuutaha leh ee ka tirsan Hawgalka Taakuleynta Qaramada Midoobey ee Soomaaliya (UNSOM), ayaa maanta la guddoonsiiyey billado iyo shahaado sharafeed lugu garowsanayo hawshii ay qabteen.
Hoggaanka Maamulka KMG ah ee Koonfur Galbeed ayaa taageero u muujiyey hannaanka doorashada 2016 ee ay bishii hore soo jeedisey dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.
Muqdisho – Kulan aqoon isweydaarsi ah oo looga hadlayey horumarinta qaab-dhismeed istaraatijiyadda federaalka ayaa 9-kii Febraayo lugu qabtay caasimadda Soomaaliya.
Muqdisho – Lataliyaha arrimaha barakacayaasha ee Ku Xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, Walter Käelin, ayaa ku baaqay in la helo hab cusub oo loo wajaho kaalmada bini’aadamnimada, si wax looga qabto dhibaatooyinka haysta dadka barakacay ee ku nool
Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey (Q.M) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa soo dhaweeyey aqbalaadda hoggaanka Jubbaland ee hannaanka doorashada 2016-ka ee ay soo jeedisey Dowladda Soomaaliya.