Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey munaasabadda Ciidul-Adxaha.
Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa doonaysa in ay sii wado in ay ka caawiso dhalinyarada in ay la imaadaan hindisayaal lagu hubinayo kaqeybgalkooda firfircoon ee hannaanka siyaasadeed ee ka jira dalka - taasi waxay ahayd farriintii wakiilka qaramada midoobay ee Sooma
Waxaan jeclaan lahaa in aan Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo shacabka Somaliland uga mahad celiyo soo dhoweynta diiran ee ay ii fidiyeen intii aan ku guda jurat booqashada.
Hargeysa – Iyadoo ay tahay booqashadiisii ugu horreysay ee uu ku tago Somaliland tan iyo markii uu la wareegay xilka xafiiska, ayaa Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya wuxuu hoosta ka xariiqay muhiimadda uu leeyahay wada
Muqdisho – In kasta oo "horumar ballaaran" ay ku tallaabsatay xaaladeeda siyaasadeed, dhaqaale, bulsho iyo xuquuqul insaanka lixdii sano ee la soo dhaafay, "wax badan ayaa harsan" Soomaaliya, sidaasi waxaa sheegay khabiir Qaramada Midoobay maanta, isagoo ugu baaqay beesha caalamk
Muqdisho – Subax wanaagsan, Mudanayaal iyo Marwooyin,
Geneva / Muqdisho - Beesha caalamku waa in ay sii wadaa in ay ka caawiyaan Soomaaliya sidii ay u xoojin lahayd hay’adaheeda dowliga ah, hanaankeeda cadaalada iyo amaanka ka hor inta aan la gaarin doorashada soo socota, sidaasi waxaa yiri Bahame Tom Nyanduga, Khabiirka Qaramada M
Hargeysa – kadib Kulamo uu la yeeshay hoggaanka Somaliland ee maanta, Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa iftiimiyay muhiimadda ay leedahay in lasii xoojiyo guulaha Somaliland iyo sidoo kale in loo u diyaar garowga doorashooyinka soo socda ee Somaliland.
Baidoa – Booqashadiisii kowaad ee uu ku tago dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed tan iyo markii uu xafiiska la wareegat, Ergeyga cusub ee QM ee Soomaaliya waxa uu hoosta ka xarriiqay ahmiyadda ay leedahay “Xiriir wanaagsan” oo u dhexmara Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federalk
Baidoa – Xilli uu sii wado booqashooyinkiisii ugu horreeyey ee uu ku tagayey xarumaha gobolada kaddib markii uu dhawaan dalka yimi, Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, waxa uu booqday Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed maanta, halkaas oo uu kula kulmay