Muqdisho – Isaga oo sii wata dhaqankiisa ah samaynta booqashooyin garab-istaag ah oo uu ku tagayo dalalka muslimiinta ah inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan, ayaa uu madaxa Qaramada Midoobay maanta soo gaaray Soomaaliya, isaga oo hoosta ka xarriiqay baahida wadashaqe