Ergeyga QM oo ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda magaalada Kismaayo

8 Jun 2013

Ergeyga QM oo ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda magaalada Kismaayo

Muqdisho – Ergaygga Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramadda Middobay u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay yaa maanta ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda magaalada Kismaayo. Sida ay sheegayaan warar aan la xaxiijinin, dagaalku wuxuu bilowday shalay hadana manta ayuu dib u biloowday.