Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho — Iyadoo Soomaaliya ay sii waddo u diyaargarowga doorashada, bishii Sebteembar waxaa la qabtay tababar ay Qaramada Midoobay taageereyso oo la siiyey saxafiyiinta Soomaaliyeed, kaas oo ku saabsanaa tebinta wararka doorashooyi
Kismaayo — Wefti ka kooban qaar ka mid ah saaxiibbada Soomaaliya ayaa maanta Kismaayo tegay, iyaga oo ujeedkoodu ahaa adkeynta taageerada wadajirka ah ee Beesha Caalamka ee doorashooyinka Soomaaliya iyo in aan kala hadalno tallaabooyinka xiga ee geedi-socodka
Garoowe - Iyaga oo sii wada xiriirkooda joogtada ah ee ay la leeyihiin hoggaamiyeyaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah ee dalka ayey qaar ka tirsan wakiillada saaxiibbada caalamku booqdeen Puntland si ay ugala hadlaan ar
Soomaaliya—Wareeggii ugu dambeeyay ee la-tashiyada dadweynaha ee geeddi socodka dib u eegista dastuurka Soomaaliya ayaa la soo gebagebeeyay toddobaadkan, iyada oo xubno ka tirsan dadweynaha ay fikrado badan ka dhiibteen waxa loo baahanyahay in lagu daro dokomentiga ugu dambeeya s
Muqdisho– Iyada oo ku soo aadday Maalinta Nabadda ee Caalamiga ayaa koox arday Soomaaliyeed waxay maanta ka qalin jabiyeen dereja Master-ka oo ku saabsan mowduucyo xiriir khaas ah la leh dhismaha nabadda Soomaaliya- waxaana lagu dhiirri geliyey in ay waxbarashadooda la xiriiriya
Wefdi ka socdey dalalka saaxiibka la ah Somalia ayaa booqday Dowladda Koonfur Galbeed Somalia si ay ula kulmaan Madaxwaynaha, Maamulka Doorashada iyo Bulshada Rayidka ah si looga arrinsado doorashada soo aaddan ee Golaha Shacbiga, iyagoo xaqiijiyey inay