Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Tababar dhanka mareegta Internet-ka ah oo socday muddo saddex bilood ah oo uu maalgeliyey Xafiiska Howlgalka Kaalmada ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayna si wadajir ah u fududeeyeen U
Muqdisho - Waxay ahayd casar liiq Axad ah, Agoosto 2020, markii uu kala dhacay caalamka Batuulo Haaruun Aamiin oo 42-jir ah.
Muqdisho – Mahad Cabdullaahi Waasuge wuxuu bilowgiiba ogaa in dadaal iyo heellanaani ay miro dhalaan.
Baydhabo/Kismayo/Moqdisho – Dhalin yarada ayaa tiro badan ku soo baxay si ay u dabaal-dagaan xuska sanadlaha ah ee maalinta dhalin yarada Soomaaliyeed, kaasi oo ah u dabaal-degga ururkii gabonimo doonkii soomaaliyeed ee [SYL] islamarkaana ahaa ururkii siy
Mogadishu – Sidee ayey saxafiyiinta Soomaaliyeed gacan uga geysan karaan la dagaalka COVID-19? Tallaabooyin noocee ah ayey qaadi karaa si ay shaqsiyaadka iyo bulshada u badbaadiyaan?
New York - Xubnaha Golaha Ammaanka waxay walaac xooggan ka muujiyeen sii socoshada is-mari-waaga siyaasadeed iyo khilaafka u dhexeeya madaxda siyaasadda ee Soomaaliya ee ku aaddan hanaanka doorashooyinka.