UNSOM
Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Xiritaanka UNSOM

Hawlgalka Kaalmada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) waxaa la aasaasay 3dii Juun 2013. Mandate-kiisu wuxuu dhammaaday 31kii Oktoobar 2024, waxaana lagu beddelay Hawlgalka Kaalmada Kumeelgaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS).

Warar

Muujinaya 37-39 natiijooyin oo laga helay 39.
Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ayaa taariikhdu markay ahayd 2dii bisha May 2013 soo saaray oo isku raacay Qaraarka tirsigiisu yahay 2102 (2013) ee lagu abuuray hawlgal siyaasadeed oo cusub oo ay hogaamiso Waaxda Qaramada…