Jump to navigation

UNUN
Waaxda Arrimaha Siyaasadda
  • En
  • Somali
Find UNSOM on TwitterFind UNSOM on FacebookFind UNSOM on YouTubeFind UNSOM on FlickrFind UNSOM on SoundcloudFind UNSOM on VimeoUNSOM RSS feed

Aminta Gudaha

06:09 - 12 Apr

All UN missions

Home UNSOM

Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Raadi

  • Hoy
  • Ku saabsan
    • Waajibaad
    • Hoggaan
    • Xafiisyada UNSOM
    • Shaqooyin
  • Warar
    • Dhacdooyinkii ugu dambeeyay
    • Wararka
    • Warar xul ah
    • Warsaxaafadeedyo
    • Khudbooyin/Xog-warran
    • Xiriirrada Warbaahinta
  • Hawlaha
    • Arrimaha Siyaasadda
    • Taageerada Doorashooyinka
    • Ku Dhaqanka Qaanuunka iyo Ammaanka
      • BOOLIIS
    • Xuquuqda Aadanaha
      • Ilaalinta Carruurta
      • Ilaalinta Dumarka
    • Ilaalinta Dumarka
    • Arrimaha Jinsiga
    • Iskuxirka Deeqbixiyeyaasha
  • Ilaha Xogta
    • Qaraarrada Golaha Ammaanka
    • Warbixinnada Xog-hayaha Guud
    • Dukumintiyo Muhiim ah

Wararkii u dambeeyay

  • Saaxiibada Beesha Caalamka Waxay Ku Baaqayaan In Wadahadaladu Sii Socdaan
  • ISaaxiibada Beesha Caalamku waxay ka Codsanayaan Hogaamiyaasha Soomaalida inay Heshiis Gaaraan
  • Ergeyga QM ayaa Cambaareeyay Weerarkii ka Dhacay Shabeellaha Hoose
  • Howlaha waxqabad ee hay'adaha QM ee Soomaaliya ee Maarso 2021
  • Maalinta Caalamiga Ah Ee Wax-ka-qabashada Miinada Awgeed Ayaa QM Iftiimisay Baahida Loo Qabo In La...
  • Maalinta Caalamiga Ah Ee Wax-ka-qabashada Miinada Awgeed Ayaa QM Iftiimisay Baahida Loo Qabo In La...
  • Wakiillada Qaramada Midoobay ayaa ku wareejiyay maamulka Galmudug qalab oksijiin ah oo loogu...
  • Wafdi ka socday Qaramada Midoobay ayaa booqday Dhusamareeb si ay u wareejiyaan qalabka neef-siinta...
  • Wafdi ka socday Qaramada Midoobay ayaa booqday Dhusamareeb si ay u wareejiyaan qalabka neef-siinta...
  • Hadal-Qoraalka Af-hayeenka Xoghayaha-Guud – ee ku aaddan Soomaaliya
Ku-Xigeenka Cusub ee Wakiilka Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya oo soo gaartay Muqdisho

Muqdisho – Ku-xigeenka cusub ee Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (DSRSG), Marwo Anita Kiki Gbeho, ayaa maanta timid magaalada Muqdisho si ay si rasmi ah ula wareegto waajibaadkeeda xileed ee Howlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).

02 Mar 2021
Hinda Daahir: “waddo cusub ayaan doonayaa in aan u jeexo gabdhaha”

Muqdisho - Jaceylka ay Hinda Daahir Jaamac ay u qabto saxaafadda waxa uu billowday xilli hore, taas oo ay u soo martay xaalado dhib iyo kadeed leh.

08 Mar 2021
Soomaaliya oo ay soo Gaartay Qeybtii Kowaad ee Tallaalka COVID-19 oo ay ka Heshay Xarunta COVAX

Mogadishu – Soomaaliya waxa ay ku biirtay liiska sii kordhaya ee wadamada helay tallaalka COVID-19, kaas oo ay bixiso xarunta COVAX, loogana golleeyahay in lagu xaqiijiyo in dhammaan wadamada ay si cadaallad ah oo siman fursad ugu helaan xalkan looga adkaanayo cudurka safmarka ah

15 Mar 2021
Wakiillada Qaramada Midoobay ayaa ku wareejiyay maamulka Galmudug qalab oksijiin ah oo loogu talogalay in lagu billaabo ololaha tallaalka COVAX ee Galmudug

Dhusamareb, Galmudug – Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay ahna iskuduwaha Qaramada Midoobay ee arrimaha bani'aadamnimada u qaabilsan Soomaaliya, Adam Abdelmoula, iyo Wakiilka Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ee Soomaaliya, Dr.

30 Mar 2021
Maalinta Caalamiga Ah Ee Wax-ka-qabashada Miinada Awgeed Ayaa QM Iftiimisay Baahida Loo Qabo In La Yeesho Samir Iyo Iskaashi

Muqdisho – Iyadoo u dabaaldegeysa Maalinta Caalamiga ah ee wacyigelinta iyo kaalmaynta miino saarista, ayaa Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay iftiimiyeen halkudhigga sanadkan ee ah ‘Samir, Iskaashi, Hore-u-socod’ laga yeesho ka-shaqaynta sidii loo ciribtiri lahaa khatar

04 Apr 2021
1
2
3
4
5
previous next

Dhacdooyinkii ugu dambeeyay

Saaxiibada Beesha Caalamka Waxay Ku Baaqayaan In Wadahadaladu Sii Socdaan

Muqdisho – Saaxiibada Beesha Caalamka* waxay ka welweleen war-saxaafadeedyadii mas’uuliyiinta qaarkood ay shalay la wadaageen bulshada kuna tilmaameen kulankii gogo-xaadhka iyo wadatashiga ahaa ee albaabadu u xidhnaayeen una dhexeeyay madaxda Dowladda Federaalka ah iyo Dowlad Gob

08 Apr 2021
ISaaxiibada Beesha Caalamku waxay ka Codsanayaan Hogaamiyaasha Soomaalida inay Heshiis Gaaraan

Muqdisho – Iyadoo ay Soomaalidu u diyaar garoobayaan soo dhaweynta Bisha Barakeysan ee Ramadaan, Beesha Caalamigu* waxay muujinayaan rajo ah in mabaadi'da aasaasiga ah ee milicsiga, dulqaadka, Iscafinta iyo dib-u-h

06 Apr 2021
Ergeyga QM ayaa Cambaareeyay Weerarkii ka Dhacay Shabeellaha Hoose

Muqdisho – Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa cambaareeyay weeraradii shalay lagu qaaday fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin magaalooyinka Bariire iyo Awdhegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.

04 Apr 2021
Howlaha waxqabad ee hay'adaha QM ee Soomaaliya ee Maarso 2021
04 Apr 2021
Dheeri

Warsaxaafadeedyo

04 Apr 2021

  • Maalinta Caalamiga Ah Ee Wax-ka-qabashada Miinada Awgeed Ayaa QM Iftiimisay Baahida Loo...

30 Mar 2021

  • Wafdi ka socday Qaramada Midoobay ayaa booqday Dhusamareeb si ay u wareejiyaan qalabka...

23 Mar 2021

  • Hadal-Qoraalka Af-hayeenka Xoghayaha-Guud – ee ku aaddan Soomaaliya

21 Mar 2021

  • Saaxiibada Beesha Caalamka Waxay Ugu Baaqayaan Madaxda Soomaaliyeed inay Heshiis Gaaraan

15 Mar 2021

  • Imaanshaha iyo Hirgelinta Tallaalka Covid-19
Dheeri

Muuqaal

Dheeri

QOONDADA HAWEENKA EE 30%: CABDIQAADIR CABDI YARE

Muqdisho oo bilmeysa
Muqdisho oo bilmeysa

Wiil banooni ku ciyaaraya xeebta Liido, Muqdisho, Soomaaliya

QORAALLO

  • Barakacayaasha iyo kaqeybgalka Siyaasadda Soomaaliya
  • Xaqiijinta ka qaybgalka siyaasadda: xuquuqda aadanaha ee hanaanka doorashooyinka Soomaaliya, Agoosto 2018
  • Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya Warbixin uu siiyay kulanka Golaha Amaanka ka yeeshay Soomaaliya 13 Sebtembar 2018
  • UN Report: KU NAALOONSHIYAHA AAN SUGNEYN EE XORRIYADA HADALKA EE SOOMAALIYA, 6 Sebtemer 2018
  • WXG Keating oo u xog-warramay Golaha Ammaanka, 13 Sebtember 2017
dheeri

Twitter

Tweets by @UNSomalia

Flickr

  • United Nations representatives hand over oxygen equipment to Galmudug authorities, witness start of COVAX vaccination campaign in Galmudug

  • UN Deputy envoy to Somalia Adam Abdelmoula visits Dhusamareb - 29 March 2021

Copyright © 2021 United Nations
  • A to Z Site Index
  • Nala soo xiriir
  • Shuruudaha adeegsiga
  • Xuquuqda lahaanshaha
Find UNSOM on TwitterFind UNSOM on FacebookFind UNSOM on YouTubeFind UNSOM on FlickrFind UNSOM on SoundcloudFind UNSOM on VimeoUNSOM RSS feed