War saxaafadeed
- 03 May 2024 - Muqdisho – Iyadoo xusaysa Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay iftiimisay shaqada muhiimka ah ee suxufiyiinta Soomaaliyeed ay ku soo tebiyaan caqabadaha cimilada ee dalkooda haysata waxayna dhiirigelisay in la kordhiyo tebinta. “...
- 02 May 2024 - Isla sidii hadalka loo jeediyey Subax wanaagsan. Farxad weyn bey ii tahay in aan ku soo noqdey Baydhabo, waxaana aan rabaa in aan Madaxweynaha iyo kooxdiisa si weyn ugu mahadceliyo soo-dhoweyna ay maanta halkan igu soo dhoweeyeen. Nasiib-darro, tan ayaa sidoo kale ah...
- 22 Apr 2024 - Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Catriona Laing, ayaa soo gebagebeynaysa hawsheeda bisha Maajo. “Waxaan kalsooni buuxda ku qabaa in Soomaaliya ay guuleysan doonto isla markaana Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay, oo...
- 09 Apr 2024 - Muqdisho — Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay salaan diirran u diraysaa dhammaan dadka soomaaliyeed ee u dabbaal degaya dhammaadka bisha barakeysan ee Ramadaan. Bahda Qaramada Midoobay waxa ay ‘Ciid Wanaagsan’ u rajeynayaan dadka Soomaaliyeed. Ciidul Fidriga waa xilli loo...
- 04 Apr 2024 - Muqdisho – Maalinta Caalamiga ah ee Wacyigelinta Miinada iyo Kaalmaynta Wax ka qabadka Miinada, Qaramada Midoobay waxay dib u xaqiijinaysaa taageerada ay Soomaaliya ka siinayso ilaalinta nolosha dadka rayidka ah khataraha qarxyada iyo dhismaha nabadda iyada oo loo marayo...
- 31 Mar 2024 - Muqdisho – Saaxiibada Caalamka ee Soomaaliya* waxay bogaadinayaan dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Federaalka ah ee lagu xaqiijinayo u hogaansanaanta Soomaaliya ee waajibaadka caalamiga ah iyo kuwa heer gobol ee khuseeya xuquuqul insaanka, oo ay ku...
- 27 Jan 2024 - New York - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista Raisedon Zenenga oo u dhashay dalka Simbabwe in uu noqdo Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM). Mr. Zenenga waxa uu...
- 18 Jan 2024 - Muqdisho – Diyaarad xamuul ah oo Qaramada Midoobay qandaraas kula jirta ayaa maanta iyadoo degaysa ku soo dhacday garoonka diyaaradaha ee Ceel-Barde ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Diyaaradda ayaa sahay bini’aadantinimo u daabuleynaysay Hay’ada Cunada Aduunka...
- 12 Jan 2024 - Muqbisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerar hoobiye ah oo Khamiistii lagu dilay xubin ka tirsan Ilaalada Qaramada Midoobay. “Ciidanka Ilaalada Qaramada Midoobay waxay door muhiim ah ka ciyaaraan xaqiijinta badqabka iyo amniga shaqaalaha...
- 11 Jan 2024 - Moqdisho – Qaramada Midoobay waxay xaqiijinaysaa inuu jiro shil diyaaradeed oo ay ku lug lahayd diyaarad Helicopter ah oo ay Qaramada Midoobay qandaraas kula jirto oo ka dhacay Galmudug, Soomaaliya. Diyaaradda helicopter-ka ayaa wadday duullimaad samata bixin caafimaad....