Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Galab wanaagsan, Mudane Madaxweyne iyo wakiillada saxaafadda.
Waxaan Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye iyo kooxdiisa uga mahadcelinayaa sida diiran ee naloo soo dhoweeyay maanta.
Mudane Madaxeyne, Wakiillada Warbaahinta,
Muqdisho – Dawladda Talyaaniga ayaa ku kordhisay $2 milyan doollar oo tabarucaad ah si loogu maalgeliyo Barnaamijka Horumarinta Qaybaha Wax-soo-saarka (PSDP) kaasoo lagu doonayo in lagu kobciyo shaqo abuurka, helitaanka fursadaha dhaqaale ee haweenka iyo dhalinyarada, horumarinta
MUQDISHO - Ku-Xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ahna Madaxa Iskuduwaha QM ee Deegaanka iyo Gargaarka Aadanaha ee Soomaaliya, Adam Abdelmoula, ayaa furay shir dhallinyaro oo looga hadlayo mustaqbalka ka qaybgalka siyaasadda dhallinyarada oo 16-17kii Juun lagu qab
Galab wanaagsan mudane madaxweyne iyo xubnaha saxaafada.
Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye iyo kooxdaada, waxaan idinka mahadcelinayaa soo dhawaynta diirran ee naloo sameeyay maanta.
Galab wanaagsan, Mudane Madaxweyne, wakiillada warbaahinta.
Waad ku mahadsantahay Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni, adiga iyo kooxdaada, soo dhowaynta diirran ee aad noo sameyseen maanta.
New York –War saxaafadeed la soo saaray habeenimadii Jimcaha ayey 15ka xubnood ee golaha ku amaaneen hogaamiyaasha dalka sida ay mudnaanta kowaad u siiyeen "xasiloonida, amniga iyo horumarka iyo danaha dadka Soomaaliyeed".
Mogadishu/New York–James Swan, Ergayga Gaarka ah ee QM ee Somalia ahna Madaxa Xafiiska UNSOM, ayaa sheegay inay muhim tahay in la gaarey heshiis ku saabsan in doorasho loo qabto sida ugu dhaqsiyaha badan.
New York – Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta warbixin ka siin doona Golaha Ammaanka xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.