Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta ugu hambalyeysay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud caleemasaarkiisa, waxa ayna sheegtay in ay rajaynayso in ay la shaqeyso maamulkiisa iyadoo ku taageeraysa gaarid
Baydhaba– Isagoo ku wehlinaya ergayga cusub ee madaxweynaha Soomaaliya u magacaabay abaaraha oo booqashadiisii ugu horreysay maanta ku tagay goobaha abaartu saameysay, sarkaalka ugu sarreeya Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini'aa
Muqdisho/New York – James Swan, Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, ayaa ku booriyay mas’uuliyiinta Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka in ay ka faa’ideystaan "fursada qaaliga ah" ka dib markii dhawaan la s
(Sida loo jeediyay, New York/Muqdisho, 23 Maajo 2022)
Marwo Madaxwayne, Xubnaha sharafta leh ee Golaha,
Muqadisho– Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta soo dhoweysay gabagabeynta doorashada madaxtinimo ee dalka.
Hargeysa – Booqasho uu maanta ku tegay Hargeysa, mas'uul sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayuu ku ballan qaaday inay hay’adda adduunka gacan ka geysan doonto dadaallada dib loogu dhisayo suuqa Waaheen oo dha
Doolow – “Anigu waxaan ahay 95-jir, weligayna ma arag abaar sidan oo kale ah. Xayawaanku way dhinteen, dadku hadda… waxaan si dhab ah ugu baahanahay taageero iyo dad na caawin kara.
Muqdisho– Dadaallada lagu xaqiijinayo in codadka haweenka laga maqlo qaybaha warbaahinta Soomaaliya ayaa toddobaadkan helay dhiirrigelin kaddib markii la daahfuray ‘Bilan,’ oo ah warbaahintii ugu horreysay ee d
Hargeysa– Todobaad ayaa laga joogaa markii uu dab qabsaday suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa. Weli waxaa la dareemayaa saameynta uu dabkan geystay, iyadoo qaar badan oo ka mid ah ganacsatada maxalliga ay ka la daallaadhacayaan saameyntiisa.
Gaalkacyo – Booqasho ay maanta ku tageen magaalada Gaalkacyo ee waqooyiga Soomaaliya mas’uuliyiinta ugu sarreysa hay’adaha samafalka ee Qaramada Midoobay ayaa indhahooda ku arkay xaaladda qallafsan ee ay ku sugan yihiin bulshooyinka deegaanka ee gudaha ku baakacay iyadoo ay jiraa