Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Luuq/Muqdisho – Isagoo hortaagan gurigiisa cooshadda ah ee ku yaala kaam dadka soo barakacay oo ku yaala degmada Luuq ee Koonfurta Soomaaliya, ayuu Axmed Xasan Yarow eegayaa haraadiga webiga Jubba isagoo madaxa u ruxaya si quus ah.
Hargeysa – Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isu-duwaha Deegaanka iyo Arrimaha Bani’aadannimada ee Soomaaliya, Adam Abdelmoula, ayaa booqday Somaliland si uu u qiimeeyo xaaladda abaarta.
Madaxda Soomaaliya waa in ay dhinac iska dhigaan khilaafaadkooda oo ay si degdeg ah u soo gebagebeeyaan hannaan doorasho oo lagu kalsoonaan karo, sidaas waxaa Golaha Ammaanka u sheegay sarkaal sare oo Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Talaadadii, isagoo xusay in doorashooyinka qaranku a
(Sidii loo jeediyey, New York, 15-ka Feberaayo 2022)
Marwo Madaxweyne, Xubnaha sharafta leh ee Golaha,
Muqdishu – Iyadoo la xusayo Maalinta Caalamiga ah ee La Dagaalanka Musuq-maasuqa, ayuu Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya waxa uu bogaadiyay dadaallada ay DFS ku bixinayso la d
Muqdisho – Laba sano oo cusub oo ay ku baxeyso 6.2 milyuun oo dollar, oo barnaamij wadajir ah oo Haweenka, Nabadda iyo Ilaalinta ah (WPP) ayey Qaramada Midoobay iyo dowladda Soomaaliya Talaadadii ka daah-fureen magaalada Muqdisho.
Mudane Madaxweyne, Xubnaha sharafta leh ee Golaha,
Muqdisho– Iyadoo la xusayo Maalinta Qaramada Midoobay ee sannadkan, ayey madaxda ugu sareysa hay’adda caalamiga ah ee Soomaaliya ku sugan waxa ay maanta guud-mar ku sameeyeen qaar ka mid ah taageerada la siinayo Soomaaliya iyo caqabadaha hortaagan in Soomaalida lagu caawiyo tubta
Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ee Qaramada Midoobay u qaalbilsan Soomaaliya, Anita Kiki Gbeho, oo Kismaayo kula kulmeysa Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islmaam 'Madoobe', 19ka Oktoobar 2021.
Kismaayo — Booqashadeedii magaalada koofurta Soomaaliya dhacda ee Kismaayo, ayey sarkaaladdan sare ee Qaramada Midoobay maanta ku bogaadisay ku dhawaaqista Jubbaland ee in doorashooyinka kuraasta afarta ah ee ka harsanayd metelaaddooda Aqalka Sare goo
Galab wanaagsan.
Waxa aan jeclaan lahaa in aan ku billaabo mahad-celinta Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ‘Madoobe’ iyo kooxdiisaba soo dhoweynta diirran ee ay maanta noo fidiyeen.