
New York – Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista Catriona Laing oo u dhalatay dalka Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska inay noqotolo Ergeygiisa Gaarka ah ee cusub ee u qaabilsan Soomaaliya isla markaana ah Madaxa Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM). Waxay bedelaysaa James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka, kaas oo uu Xoghayaha-Guud uga mahad celiyay u-heelanaantiisii…





