UNSOM
Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Xiritaanka UNSOM

Hawlgalka Kaalmada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) waxaa la aasaasay 3dii Juun 2013. Mandate-kiisu wuxuu dhammaaday 31kii Oktoobar 2024, waxaana lagu beddelay Hawlgalka Kaalmada Kumeelgaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS).

Ergayga QM u qaabilsan Soomaaliya oo cambaareeye weeraarkii lala beegsaday Baarlamaanka

Muqdisho – 5 July 2014 - Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay ayaa cambaareeyay weerarki lala beegsaday Baarlamaanka Soomaaliya iyo dilalka badan ee ay sheegatay Alshabaab tan iyo marki ay bilaabatay bisha barakeysan ee Ramadaan. {}

Dukumiintiyada la xiriira