UNSOM
Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Xiritaanka UNSOM

Hawlgalka Kaalmada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) waxaa la aasaasay 3dii Juun 2013. Mandate-kiisu wuxuu dhammaaday 31kii Oktoobar 2024, waxaana lagu beddelay Hawlgalka Kaalmada Kumeelgaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS).

Ergeygga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay oo booqday Puntland

Garoowe – Ergeygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay (SRSG), Nicholas Kay, ayaa booqasho ku yimid Garoowe, Buntland, aroornimadii maanta, taasoo ah booqashadii ugu horeysay ee uu ku tago Puntland tan iyo markii uu qabtay xilka madaxa Hawlgalka Qaramadda Midoobay ee Kaalmada Soomaaliya (UNSOM) 3dii bishii June.