Mogadishu – Hawlgalka Qarammada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa sharci-dejiyeyaasha Soomaaliyeed u qabtay seminaarkii wacyigelineed ee ugu horreeyay ee noociisa ah kaasoo kor loogu qaadayay fahamka ay ka qabaan…
Marka aad ka howlgeleysid Muqdisho, wey fududahay in aad ku fekertid in aduunku u baahanyahay in uu wax ka barto (ka faa’iideysto) Soomaaliya. Ayada oo dhibaatada beni’aadamnimo ay si ba’an ugusii kordheyso Ukraine, Suuriya…