Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
New York – Ka-dib dib-u-eegistii istiraatiijiga ahayd ee Xoghayaha-Guud uu ku sameeyay Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), Golaha Ammaanka ayaa maanta kordhiyay muddada shaqada Hawlgalka illaa 31-ka Oktoobar 20
Muqdisho – Iyaga oo ka hadlaya xuskii Maalinta Qaramada Midoobey ee u dambeeyey, ayaa saraakiisha ugu sarreysa ururkan caalamiga ah u jooga Soomaaliya ay maanta mar kale xaqiijiyeen taageerada ay dowladda iyo dadka So
New York – Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing, oo warbixin kooban siineysa Safiirrada fadhiya Magaalada New York, ayaa tilmaantay in dalka uu xaalad xasaasi ah ku sugan yahay.
Muqdisho – Kulan ay Qaramada Midoobay soo agaasintey oo maanta ka dhacay caasimadda Soomaaliya, ayaa dhallinyarada u ol’olaysa isbadelka Cimilada waxa ay muujiyeen saamaynta ba'an ee isbeddelka cimiladu ku yeelatey Soomaaliya, waxayna ku baaqeen in la
Muqdisho – Dood-cilmiyeed socotay muddo labo maalmood ah oo ay isugu yimaadeen dad ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu baaqay in wax badan laga
Hargeysa – Wadahadalka Soomaaliya-Somaliland, colaadda ka taagan magaalada Laascaanood, horumarinta dhaqaalaha iyo xuquuqul insaanka ayaa waxay ka mid ahaayeen Mowduucyadii looga munaaqashoodey booqasho ay dhowaan magaalada Hargeysa ku tagtey mas'uul sare oo ka tirsan hay'adda sa
Dhuusamareeb – Mas’uulka ugu sarreeya hay’adda Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa maanta waxay booqasho ku tagtey dowlad-goboleedka Galmudug, halkaasi oo ay kula soo kulantey madaxda maamulkaasi si ay uga wada hadlaan mowduucyo ay ka mid yihiin dowlad-dhiska, amniga, dimuqraadi
New York – Inkastoo guulo laga gaaray Wax ka qabashada Argagixisada iyo horumarinta hannaanka doorashada Soomaaliya, hadana mas’uulka ugu sarreeya Qaramada Midoobay waxay Golaha Ammaanka Khamiistii ugu digtay in loo baahan yahay dadaal dheeri ah iyo ma
Kismaayo – Iyadoo soo gabagabeynaysa socdaalkeedii xiriir ahaa ee ugu horeeyay ee ay ku tagtay Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayey mas’uulka ugu sarreeya ee cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, waxay maa
Dhuusamareeb – Dadaallada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee loogu talagalay in si’ sidii hore ka wanagsan loogu adeego shacabka Galmudug ayaa maanta loo qaaday tallaabo kale oo hore u socod ah, iyadoo la qabtay munaasabad lagu dhagax dhigayay dhismaha xafiis cusub oo laga hirgel