UNSOM
Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Xiritaanka UNSOM

Hawlgalka Kaalmada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) waxaa la aasaasay 3dii Juun 2013. Mandate-kiisu wuxuu dhammaaday 31kii Oktoobar 2024, waxaana lagu beddelay Hawlgalka Kaalmada Kumeelgaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS).

Warar

Muujinaya 13-24 natiijooyin oo laga helay 39.
Mogadishu, 21 November 2019 – Shirkii Teknoolajiyadda Muqdisho ayaa maanta soo xirmay xilli ay Dowladda iyo Qaramada Midoobe huwiyeen ammaan una ballan qaadeen aduun gaaraya Malaayiin Doolar oo lagu taageerayo sare u qaadidda…
Muqdisho – Booqasho ay ku tagtay Muqdisho oo ujeedkeedu ahaa sidii ay haweenka Somalia hiillo ugu muujin lahayd, Amina Mohammed, ayaa ku baaqday inay haweenku si buuxda uga qayb galaan howlaha nabadaynta, amaanka iyo…
Muqdisho, 15 Sebtember 2019 - Wakiilada dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa dhawaan loo sheegay muhiimadda ay qaramada midoobay siinayso doorka dhalinyarada ee dadaallada nabadeynta dalka, iyo sida, ka qeybgalintooda siyaasadda ay…
Muqdisho – In kasta oo "horumar ballaaran" ay ku tallaabsatay xaaladeeda siyaasadeed, dhaqaale, bulsho iyo xuquuqul insaanka lixdii sano ee la soo dhaafay, "wax badan ayaa harsan" Soomaaliya, sidaasi waxaa sheegay khabiir…
Muqdisho – Subax wanaagsan, Mudanayaal iyo Marwooyin, Kahor intaanan akhrin bayaankayga, waxaan jeclaan lahaa inaan codsado in dhamaan la istaago oo hal daqiiqad la aamusnaado, anigoo ku sharfaya dhammaan dadkii naftooda ku…
Geneva / Muqdisho - Beesha caalamku waa in ay sii wadaa in ay ka caawiyaan Soomaaliya sidii ay u xoojin lahayd hay’adaheeda dowliga ah, hanaankeeda cadaalada iyo amaanka ka hor inta aan la gaarin doorashada soo socota…
Muqdisho – Dowladaha Belgium-ka, Denmark, Itoobiya, Finland, France, Germany, Italy, Netherlands, Norway, Poland, Sweden, Switzerland, Turkey, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska, Mareykanka, Hawlgalka Midowga Afrika ee…