UNSOM
Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Xiritaanka UNSOM

Hawlgalka Kaalmada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) waxaa la aasaasay 3dii Juun 2013. Mandate-kiisu wuxuu dhammaaday 31kii Oktoobar 2024, waxaana lagu beddelay Hawlgalka Kaalmada Kumeelgaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS).

Warar

Muujinaya 1-12 natiijooyin oo laga helay 39.
Muqdisho - Mudane Cabdulqaadir Maxamed Cabdullaahi wuxuu ku dhashay miyiga gobolka Mudug, Puntland, Soomaaliya, sanadkii 1992, isagoo leh aragiisa. Waa aabbaha hal canug waxa uu ka dhashay qoys xoolo-dhaqato ah. Waxaa la…
Kismayo – Booqashadii 3 - aad ee kulamo wada tashi ah oo lala yeelanayo maamullada Federaalka ah ee Somalia, ayay wefdi metelaya dalalka jaalka la ah Somalia, waxay manta booqdeen caasimadda KMG ah ee Jubbaland ee Kismaayo…
Beledweyne – Xilli ay gurayaan bihii ay fatahaadahaa dhigeen agagaarka Beledweyne, dadkii deegaanka ahaa ayaa isku dayaya in ay dib noloshooda caadiga ah ugu laabtaan laakiin ma aha hawl sahlan. “Xaaladeena waa mid adag…