Muujinaya 11-12 natiijooyin oo laga helay 12.
Munaasabadda Maallinta Caalamiga ah awgeed, ayaa Ergeyga Gaarka ah wuxuu ku dhiirigeliyay dhamaan dadka Soomaaliyeed in ay gacan ka geystaan nabad kusoo-dabaalidda Soomaaliya
Muqdisho – Iyadoo adduunku xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda, ayaa Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya wuxuu maanta ku dhiirri-geliyay dhammaan dadka Soomaaliyeed inay gacan ka geystaan xaqiijinta nabad waarta oo ka hirgasha dalkooda. “Dadka Soomaaliyeed waxay aad ugu baahan…
Beesha caalamka oo ugu baaqday baarlamaanka in uu si deg-deg ah ku ansixiyo hanaanka doorashada 2016da
Muqdisho, 14 May 2016 – Qaramada Midoobay, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Urur-Goboleedka IGAD, Midowga Yurub, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska, Itoobiya, Maraykanka, Sweden iyo Talyaaniga ayaa walaac xoogan ka muujiyay geedi-socodka daba dheeraaday ee lagu ansixinayo hanaanka doorasho…
Pagination
- Go to first page
- Go to previous page
- Goto page 1
- Current page 2
