UNSOM
Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Xiritaanka UNSOM

Hawlgalka Kaalmada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) waxaa la aasaasay 3dii Juun 2013. Mandate-kiisu wuxuu dhammaaday 31kii Oktoobar 2024, waxaana lagu beddelay Hawlgalka Kaalmada Kumeelgaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS).

Codeynta Xubnaha Aqalka hoose ee Jubbaland iyo Koonfur galbeed ayaa Gashay Maalintii labaad, Hirshabelle ayaa iyadana Qabaneysa Doorashooyinka Aqalka Sare

Mid Ka mida ergada ayaa codkeeda dhiibanaysa, intii lagu guda jiray doorashada xubnaha aqalka hoose ee Baarlamaanka Magaalada Kismaayo, Soomaaliya November 9, 2016. UN Photo / Awil Abukar


Afar iyotobanxubnoodookale ookatirsanbaarlamankaayaa manta lagakaladoortaydowladgoboleedyadaJubbalandiyoKoonfurgalbeed, sidoo kale waxaa loo codeeyay sided xubnoodooaqalkasare ah kuwasoomatalayamaamulkacusubeeHirshabelleiyadoolagusoogabagabeeyaycaasimadaHirshabelleeeJowhar.

Laboka mid ah sideedaxubnoodeebaarlamankamaantalagudoortayKoonfurgalbeedayaaahaadumar,sidoo kale haweenkabadanlaboayaalagudoortaybaarlamankaJubbaland.

Ilaahadda 8 haween ah ayaakuguuleystaykuraastaaqalkahooseguudahaan 40 xubnoodoo la doortayilaaiyomarkii ay puntlandkabilaabataydoorashoyinka 5 November. Taasiwaxa ay cadeyneysaa in sihabsamilehkusocotoqoondadiihaweenkaeeahyedboqolkiiba 30 tasoomeelmariyeenHogaankaMadashaWadatashigaQaran.

Haweeneyka mid ah xubnahabaarlamankacusubee la doortayayaabalanqaadayiney u isticmaalidoontokursigeedasi loo gaaroisbedelwanaagsan.

“Waxaanbalanqaadayaainaancaawindoonobulshadeydaiyoguudahaanbulshadasi loo sheekodhibaatoyinkakajiradhankawaxbarashada, haweenka, caafimaadka, kobcintadumarkaiyo in kor loo qaadokaqeybqaadashadahaweenkasiyaasadaiyohormarintadalka”.Ayaytiri:SamraIbraahim 31 jirkatirsanbaarlamankacusubeeBaydhabolagudoortay.

Xildhibaan kale ooka mid ah kuwacusubee la doortayayaayiriwaxanrajeynaainaansaameynteyda u isticmaalohormarintadowladaKoonfurgalbeed.

“ Ujeedadeydawaxa ay tahayinaanxildhibaanimadeydaugushaqeeyobulshadeydasiloogahortagogaajadaiyojahligakuwasoodhibbadankuhayabulshadeyda” ayuuyiriSandheereMaxamedIftin.

MaamulkaKoonfurgalbeedayaailaahaddadoortay 15 xubnood, guudahaan 69 kursioo loo qoondeeyay.

“Ilaaiyohaddawaxandhaafnaysidiiqofkastanagafilayeenmarka la eegohowshabaaxadalehoo ay qabteengudigahirgalintadoorashooyinkadadbaneeheerdowladgoboleed. Doorashoyinkawaxaykudhaceenjawideganamaana ah.Waansiiwadidoonaahowshaintakaharsan”.

DowladaJubbaland lix xubnoodoobaarlamankaah ayaa la doortaytasookadhigeysaxubnaha la doortayilaahadda 13 xubnood, guudahaan 43 kursioojubbaland loo qoondeeyay.

“ Aadayaanugufaraxsanahayinaankuguuleystotartankiixubanimadabaarlamanka, waxaan u mahadcelinayadadkii ii codeeyay. Waxaandhihikaraadoorashadawaxa ay aheydmid xoriyoxalaal ah”.Ayaytiri: SacdiyoMuuseCabdullahiookatirsanlabadaxubineehaweenka ah oo manta lagudoortayJubbalandcaasimadeedaKismaayo.

Codeyntaxubnahaaqalkasare u matalayadowladgoboleedkaHirshabelleayaamaantalagabilaabaymagaaladaJowhar.Laboka mid ah kuraastaaswaxaakuguuleystaymurashixiinhaween ah, taniwaxaykadhigeysaa tirade Aqalkasareeeilaahadda la doortay 43 xubnoodguudahaandalka.

Mid ka mid ah xubnihiiAqalkaSareee manta Jowharlagudoortayayaabalanqaadayinuumatalidoonodanahagobolkiisa“ Madaamaaanahayqofkiiuguhoreeyayee ladoortoAqalkasareHirshabellewaxaankudadaalidoonaainaanidiinadeego”. Ayuuyiri: SaciidCusmaanAxmed. “Waa fursadtaariikhi ah waxaanabalanqaadayainaan u adeegidoonodadkeygasiadag”.

CabdinuurFareywuxuukuguuldareysatayinuuka mid noqdoxubnahaAqalkasarelaakiinsaasay tahaywuxuuaad u amaanayqaabkadoorashada loo qabtay.

“ Waankufaraxsanahayinaandhahodoorashadawaxayaheyd mid xor ah. Waxaanrabaainaancadeeyoinaan wax dood ah kaqabindoorashadala doortaywalaalkey, qofkaguuleystay. waana u hambalyeynayaawalaalkey”,ayuuyiriCabdinuur.