UNSOM
Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Xiritaanka UNSOM

Hawlgalka Kaalmada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) waxaa la aasaasay 3dii Juun 2013. Mandate-kiisu wuxuu dhammaaday 31kii Oktoobar 2024, waxaana lagu beddelay Hawlgalka Kaalmada Kumeelgaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS).

Warar

Showing 25-36 of 39 results found.
The icon of an image against a background
Muqdisho 2, May 2017 – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Qaramada Midoobay iyo safaaradda Ingiiriska ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay kulan lagu arrinsanayo arrimaha la xiriira nabadgelyada, siyaasadda, horumarka shacabka…
Kooxda fulinta doorashooyinka dadban ee federaalka (FIEIT) ayaa dadweynaha ka ballanqaaday in ay hawshooda u gudanayaan si dhexdhexaadnimo ah, si loo xaqiijiyo in ay dalka ka dhacdo doorasho taabbagal ah. Cumar Maxamed…