Muqdisho, 24 Agoosto 2017 - Xog-hayaha Hoose ee Guud ee Qaramada Midoobay ee u qaabilsan Arrimaha Siyaasadda, Jeffrey Feltman, ayaa booqasho ku yimaaday Soomaaliya, waxaana uu kulamo la qaatay madaxda dalka si ay u muujiyaan…
Muqdisho, 2 Maay 2017 – Ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa maanta ka codsaday dowladda in ay suxufiyiinta ka ilaaliso shaqaaqada iyo xadgudubyada lagula kaco si ay shaqadooda u gutaan cabsi la’aan iyo eex la’aan. Mar uu ka…
Afar iyo toban xubnood oo kale oo ka tirsan baarlamanka ayaa manta laga kala doortay dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Koonfur galbeed , sidoo kale waxaa loo codeeyay sided xubnood oo aqalka sare ah kuwasoo matalaya maamulka…
Kooxda fulinta doorashooyinka dadban ee federaalka (FIEIT) ayaa dadweynaha ka ballanqaaday in ay hawshooda u gudanayaan si dhexdhexaadnimo ah, si loo xaqiijiyo in ay dalka ka dhacdo doorasho taabbagal ah. Cumar Maxamed…
Michael Keating, Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud (WGXG) ee islamarkaana ah madaxa hawlgalka QM ee Soomaaliya (UNSOM), ayaa Golaha Ammaanka u xog-warramay.
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabislan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii maanta ay xagjiriinta Al-shabaab ku qaadeen saldhigga AMISOM ee ku yaalla…