UNSOM
Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Xiritaanka UNSOM

Hawlgalka Kaalmada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) waxaa la aasaasay 3dii Juun 2013. Mandate-kiisu wuxuu dhammaaday 31kii Oktoobar 2024, waxaana lagu beddelay Hawlgalka Kaalmada Kumeelgaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS).

Press Releases

Muujinaya 1-10 natiijooyin oo laga helay 12.
Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Tacaddiyada Jinsiga ee Xilliyada Colaadaha, QM waxay ku baaqeysaa in ilaalin intan ka ballaaran la siiyo shaqaalaha caafimaadka ee adeegyada muhiimka ah siiya dhibbanayaasha
Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Tacaddiyada Jinsiga ee Xilliyada colaadaha, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay maanta ku baaqday in sare loo qaado ilaalinta xirfadlayaasha caafimaadka iyo shaqaalaha gargaarka bani'aadanimada ee adeegyada muhiimka ah siiya…
Saaxiibada caalamka oo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub Xasan Sheekh Maxamuud
Muqdisho – Saaxiibada Beesha caalamka* ee Soomaaliya waxay Xasan Sheekh Maxamuud ugu hambalyeeyeen doorashada loo doortay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxaan Madaxweynaha xilka ka sii degaya Maxamed Cabdullaahi ‘Farmaajo’ uga mahadcelineynaa sida uu u fuliyay dhaqanka siyaasadeed ee…
War-Saxaafadeedka Golaha Ammaanka ee Ku Saabsan Xaaladda Soomaaliya
New York – Xubnaha Golaha Ammaanka waxay walaac xooggan ka muujiyeen sii socoshada is-mari-waaga siyaasadeed iyo khilaafka u dhexeeya madaxda siyaasadda ee Soomaaliya ee ku aaddan hanaanka doorashooyinka. Xubnaha Golaha Ammaanku waxay dib u milicsadeen horumarka ballaaran ee laga sameeyay Soomaaliya…