Muujinaya 1-10 natiijooyin oo laga helay 13.
Ololaha 16ka Maalmood: QM waxay ku baaqaysaa tallaabooyin midaysan oo lagu joojinayo xadgudubka iyo kadeedka lagu geysto internetka ee ka-dhanka ah haweenka iyo gabdhaha Soomaaliya
Muqdisho – Iyadoo uu billaabanayo ololaha sanadlaha ah ee 16ka maalmood ee u Hawlgelidda la dagaallanka Xadgudubka ku Salaysan Jinsiga, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay ku baaqeysaa in la qaado tallaabooyin mideysan…
Khabiir ka socda Qaramada Midoobay oo ugu baaqay beesha caalamka in Soomaaliya aan la cidlayn
Muqdisho – Soomaaliya waxay wajahaysaa caqabado aan caadi ahayn oo la xiriira dagaalka ka dhanka ah kooxaha hubaysan ee Al-Shabaab iyo Daacish, sida uu sheegay xeel dheere ka tirsan Qaramada Midoobay, isagoo garab-istaag u…
Qoraalka shirka jaraa’id ee dhammaadka hawlgalka Khabiirka Madax-bannaan ee xaaladda Xuquuqaha Aadanaha ee Soomaaliya Isha Dyfan
Bahda warbaahinta qaaliga ahaaw, Marwooyin iyo mudanayaal, Subax wanaagsan, waad ku mahadsan tihiin imaanshihiina. Waxaan idin la hadlayaa aniga oo ah Khabiirka Madax-bannaan ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Xaaladda…
- Press Statement
Munaasabadda Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, ayaa Qaramada Midoobay waxay muujisaa kaalinta muhiimka ah ee warbaahinta Soomaaliyeed
Muqdisho — Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay maanta hoosta ka xariiqday muhiimadda ay leedahay helitaanka xogta iyo xaqiijinta badqabka suxufiyiinta. "Warbaahinta…
- Press Statement
Saaxiibada Beesha Caalamka Waxay Soo Dhoweynayaan Gogosha Lagu Baaqay ee Siyaasiyiinta iyo Hogaamiyeyaasha Bulshada
Muqdisho, 7 Abriil 2025 — Saaxiibada beesha caalamku* waxay soo dhoweynayaan soo-jeedinta lagu qabanqaabinayo madal ay iskugu yimaadaan hoggaamiyeyaasha siyaasadda iyo bulshada Soomaaliyeed si loo xaqiijiyo in aragtiyadooda…
- Press Statement
Diyaarad QM ay leedahay oo si degdeg ah u soo caga dhigatey magaalada Muqdisho
Muqdisho – Diyaarad ay leedahay Qaramada Midoobay oo ku sugan Soomaaliya ayaa maanta si deg deg ah ugu soo degtay magaalada Muqdisho, kadib markii ay ogaatay cilad ku timid qalabkii ay u adeegsan lahayd degidda. Diyaaraddan…
- Press Statement
𝐐𝐌 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐨𝐨 𝐗𝐮𝐬𝐭𝐚𝐲 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐫𝐢𝐛𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐈𝐬𝐢𝐫-𝐓𝐚𝐤𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚
Muqdisho – Iyadoo u dabaal-degaysa Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Isir-Takoorka, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay maanta mar kale xaqiijisay taageeradeeda iyo ka-go’naansheheeda ku aaddan dhiirrigelinta…
- Press Statement
Bayaan Ku Saabsan Soomaaliya oo Uu Soo Saaray Afhayeenka Xoghayaha Guud
New York — Xoghayaha Guud ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii maanta ka dhacey Soomaaliya ee lagu beegsadey kolonyo galbineysay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kaas oo sababey khasaare. Wuxuu tacsi tiiraanyo leh u diray…
- Press Statement
𝗠𝘂𝗻𝗮𝗮𝘀𝗮𝗯𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗖𝗮𝗮𝗹𝗮𝗺𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗵 𝗲𝗲 𝗛𝗮𝘄𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮 𝗮𝘄𝗴𝗲𝗲𝗱, 𝗤𝗮𝗿𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗠𝗶𝗱𝗼𝗼𝗯𝗮𝘆 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝘀𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗼𝘄𝗲𝘆𝗻𝗮𝘆𝘀𝗮𝗮 𝗵𝗼𝗿𝘂𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆𝗻𝗮 𝗸𝘂 𝗯𝗮𝗮𝗾𝗮𝘆𝘀𝗮𝗮 𝘁𝗮𝗹𝗹𝗮𝗮𝗯𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻 𝗴𝗼’𝗮𝗮𝗻-𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝘀𝗵𝗼 𝗹𝗲𝗵 𝘀𝗶 𝗹𝗼𝗼𝗴𝗮 𝗴𝘂𝗻-𝗴𝗮𝗮𝗿𝗼 𝗮𝗿𝗿𝗶𝗺𝗮𝗵𝗮 𝘀𝗶𝗻𝗻𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗷𝗶𝗻𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗲𝗲 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮
Mogadishu – Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka awgeed, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay ugu hambalyeyneysaa haweenka Soomaaliyeed dadaalkooda joogtada ah iyo guulaha ay ka gaareen horumarinta ka-qaybgalka…
- Press Statement
Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxa ay hambalyo ku aaddan bisha Ramadaan u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed
Muqdisho – Iyadoo ay bilaabatay bisha barakeysan ee Ramadaan, ayey bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya hambalyo u direysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed inta lagu guda jiro xilligaan. “Ramadaanku waa xilli lagu muujiyo…
Pagination
- Current page 1
- Goto page 2
- Go to next page
- Go to last page
