Warar
Muujinaya 25-36 natiijooyin oo laga helay 39.
Muqdisho – Shir heer sare oo looga hadlayey amniga Soomaaliya ayaa maanta lagu baaqay in “si degdeg ah loo sameeyo qorshe xilwareejin ah oo macquul ah kuna saleysan shuruudo”, si mas’uuliyadda koowaad ee amniga qaranka laga…
Muqdisho, 24 Agoosto 2017 - Xog-hayaha Hoose ee Guud ee Qaramada Midoobay ee u qaabilsan Arrimaha Siyaasadda, Jeffrey Feltman, ayaa booqasho ku yimaaday Soomaaliya, waxaana uu kulamo la qaatay madaxda dalka si ay u muujiyaan…
Muqdisho, 2 Maay 2017 – Ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa maanta ka codsaday dowladda in ay suxufiyiinta ka ilaaliso shaqaaqada iyo xadgudubyada lagula kaco si ay shaqadooda u gutaan cabsi la’aan iyo eex la’aan. Mar uu ka…
Muqdisho 2, May 2017 – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Qaramada Midoobay iyo safaaradda Ingiiriska ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay kulan lagu arrinsanayo arrimaha la xiriira nabadgelyada, siyaasadda, horumarka shacabka…
Ra,iisal Wasaarihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa manta loo doortay madaxweynaha jamhuuriyda federaalka Soomaliya kadib markii uu ka adkaaday madaxweynaha hadda talada haya Xasan Sheekh Maxamuud doorasho aad loogu u…
Madaxwaynaha Dowlada Federaalka Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kusoo baxay wareegi kowaad ee codeynta doorashada madaxweynaha ee Barlamanka Federaalka Somaliyed maanta. Madaxweyne Xassan ayaan helin Sedex dool laba meel…
Afar iyo toban xubnood oo kale oo ka tirsan baarlamanka ayaa manta laga kala doortay dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Koonfur galbeed , sidoo kale waxaa loo codeeyay sided xubnood oo aqalka sare ah kuwasoo matalaya maamulka…
Kooxda fulinta doorashooyinka dadban ee federaalka (FIEIT) ayaa dadweynaha ka ballanqaaday in ay hawshooda u gudanayaan si dhexdhexaadnimo ah, si loo xaqiijiyo in ay dalka ka dhacdo doorasho taabbagal ah. Cumar Maxamed…
Michael Keating, Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud (WGXG) ee islamarkaana ah madaxa hawlgalka QM ee Soomaaliya (UNSOM), ayaa Golaha Ammaanka u xog-warramay.
Baydhabo, 14 Febraayo 2016 – Danjirayaal iyo wakiillo ka kala socda beesha caalamka – Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Midowga Yurub, Jabuuti, Itoobiya, Kenya iyo Uganda – oo uu hogaaminayay Ergeyga Gaarka ah ee…
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabislan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii maanta ay xagjiriinta Al-shabaab ku qaadeen saldhigga AMISOM ee ku yaalla…
Copenhagen - Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Sooomaaliya, Nicholas Kay, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre, iyo Ku-xigeenka…






