UNSOM
Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Xiritaanka UNSOM

Hawlgalka Kaalmada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) waxaa la aasaasay 3dii Juun 2013. Mandate-kiisu wuxuu dhammaaday 31kii Oktoobar 2024, waxaana lagu beddelay Hawlgalka Kaalmada Kumeelgaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS).

Warar

Muujinaya 25-36 natiijooyin oo laga helay 39.
Ra,iisal Wasaarihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa manta loo doortay madaxweynaha jamhuuriyda federaalka Soomaliya kadib markii uu ka adkaaday madaxweynaha hadda talada haya Xasan Sheekh Maxamuud doorasho aad loogu u…
Afar iyo toban xubnood oo kale oo ka tirsan baarlamanka ayaa manta laga kala doortay dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Koonfur galbeed , sidoo kale waxaa loo codeeyay sided xubnood oo aqalka sare ah kuwasoo matalaya maamulka…
Copenhagen - Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Sooomaaliya, Nicholas Kay, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre, iyo Ku-xigeenka…