UN Envoy to Somalia urges greater role for women in state-building

8 Mar 2014

UN Envoy to Somalia urges greater role for women in state-building

MOGADISHU, 8 March 2014 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, Nicholas Kay, joins the Somali people in celebrating International Women’s Day, and urges the Federal Government to broaden opportunities for women to contribute to the country’s peace-building and state-building processes.

“Over the past two extremely difficult decades, Somali women have demonstrated great resilience and an immense capacity to contribute to reconciliation and respond to humanitarian needs at the community, regional and national level,” SRSG Kay said. “Despite their significant role in efforts to reconstruct Somalia, women continue to struggle to have their voices heard, and their participation in politics remains limited.”

“Women are also the primary victims of sexual and gender-based violence, while literacy rates and school enrollment are substantially lower in the female population,” he added.

“Somali women are a vital part of the political and reconciliation process in the country and should fully contribute to it at all levels. Commitments on women’s participation and representation need to be turned into actions,” SRSG Kay said.

He further stressed the need for concrete actions on the protection of women and girls, the provision of a safe environment and access to justice without fear.

“I urge the Government and relevant partners to expedite the implementation of the Joint Communiqué of the Federal Republic of Somalia and the United Nations on the Prevention of Sexual Violence,” SRSG Kay said. “The UN in Somalia stands ready to work hand in hand with the Government to improve the lives of the country’s women and girls.”

UNSOM is mandated to help build the Federal Government’s capacity to promote respect for human rights and women’s empowerment.

**********

Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qarammadda Middobay u Qaabilsan Soomaaliya oo ku baaqay in ay haweenka door-wayne ka qaataan dhismaha Qaranka

Muqdisho, 8 Maarso 2014 - Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qarammadda Middobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa la dabaaldagaya maatna dadwaynaha soomaaliyeed, ku was oo u dabaaldagaya maalinta caalamka ee Haweenka Addunka. Sidoo kale, waxa uu Ergaygga ku guubaabiyay Dowladda Federaalka in ay balaariso fursadaha ay haweenka Soomaaliyeed ooga qayb-qaadan lahaayeen habka nabadaynta iyo dib-udhiska Qaranka Soomaaliyeed.

“labaatankii sanno ee la soodhaafay ee aadka u adkaa, waxay haweenka soomaaliyeed muujiyeen adkaysi iyo awood aad u sareeysa oo ay ooga qayb-qaadanayeen Arrimaha dib-uheshiisiinta, waxna ooga qabanayeen Baahidda baniaadinimo ee kadhexjirtay bulshada Soomaaliyeed, ha ahaato baahidaas mid heer gobol iy ama qaranba leh”, ayuu yiri Nikolas kay. Inkasta oo ay door-aad u mujiim ah ka qaadanayaan dibudhiska Soomaaliya, hadana, Haweenka weli waxay u halgamayaan sidii lagu maqli lahaa codkooda, waxaana weli xadaysan sidii ay ooga qaybgeli lahaayeen arrimaha siyaasadda”.

“Haweenka waxaa dhibaato aad u wayn weli ka soogaaraysaa dhinaca galmadda iyo xadgudubyo ku aadan haweennimadooda. Waxaana weli aad u yar tiradda haweenka ee laqoro iskuuladda,” ayuu yir Mr. Kay.

“Haweenka Soomaaliyeed waxay qayb-aad u muhiim u ah ka yihiin dhinaca siyaasadda iyo dib-uheshiisiinta dalka, waana in ay qayb-aad u wayn ka qaataan heerarka kala duwan ee noolasha bulshada. Waana in ficil ahaan loo bedelaa xaqqa afka laga sheego oo ay haweenka leeyihiin .” Ayuu yir Kay.

Ergaygu waxa uu hoosta ka xariiqay baahidda loo qabo in la qaado talaabo lataaban karo oo ku aadan dhowrista xuquuqda haweenka iyo gabdhaha, hadii an si kale u dhigo, waa in la abuuraa jawi amaan ah oo ay haweenka ku helaan cadaalad ayada oo aaynay jirin baqdin.

“Waxaan oogu baaqayaa Dowladda iyo Saaxiibaddda kale ee muhiimka ah ba in ay dedegiyaan dhaqangelinta Baaqii sida wadda jirka ahaa ay u soowadda saareen Dowladda Federaalka Soomaaliyeed iyo Qaramadda Middobay, kuna saabsanaa sidii looga hortegi lahaa xad gudubyadda ku saabsan galamdda”, ayuu yir Ergaygga gaarka ah. Qaramadda Midoobay waxay diyaar u tahay in ay kala shaqayso Dowladda sidii loo horumarin lahaa nolosha haweenka iyo gabdhaha Soomaaliyeed”

Xafiiska UNSOM waxaa wajibaadkiisa ka mid ah in uu gacan ka gaysto siddi loo horumarin lahaa awoodda Dowladda ee ku addan xurmaynta xuquuqul insaanka iyo awood siinta haweenka.

Dhamaad